Sunday, April 19, 2020
Sheeko Daanyeer iyo Daanyeerad dhex martay
Marka gabalka sii dhacayo ayee Daanyeer (Dhediga) ku tiraahdaa Daanyeer (Labka) ah war Haaruun caruurtii wey cagaagtaye bal aan kabo u tolno !
Markaas uu yiraa bal horta waa habeen aan iska hoyane u kaadi! waa la isku raacay.
Kolka waagii baryey ayee marka kale tiraahdaa War horta caruurtii kabo aan u tolno !
Markaas ayuu yiraahdaa Nin qaraab hela, iyo nin qaroon hela iyo ruux iskaba qada hala qadhabsado. Calooshii ayaaba maran maxaan kabo duunaa ilaa Maalintaa sidaas bay noloshiisii ku socotaa!
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Hordhaca kitaabka Ar-baciin nawawi
Hordhac Waxa Mahad oo dhan u sugnaatay rabbiga Caalamka oo dhan u taagan maamulka dhulalka iyo Cirarka., maamulayey makhluuqa oo dhan. Soo...
-
Saddex Weeye Guurku: B) Badhi badhi ku dhufo. T) Badhi dab ku dhufo. J) Dab dab ku dhufo. #Somali #Maahmaah Saddex Lama Arrag: B) Badhi C...
-
الحمد لله رب العالمين قيوم السموات والأرضين مدبر الخلائق أجمعين باعث الرسل - صلواته وسلامه عليهم- إلى المكلفين لهدايتهم وبيان شرائع الدين ...
No comments:
Post a Comment