Saturday, April 18, 2020

Wareysi Dameer iyo Dameerad



Dameer baa la su'aalay,  War dameer soo taa daamanka ku jajabeen maad iskaga hartid ?
Kolkaa buu yiri " Wallaahi waan arkaa dhibaatada i haysatee laakiin waxaas oo dhibaato ah waxa aan u galayaa waxa aan isleeyahay Tafiirta Reer Dameer yee dhammaanin!

Markaa baa la su'aalay dameeradii, Dameerey maxaa ninkaaga saa ugu galeysaa?

Dameeradii baa tiri "Waa axmaqoo intuu culeys i saaro ayuu iigaga dhaqaaqidoonaa hadhow !

No comments:

Post a Comment

Hordhaca kitaabka Ar-baciin nawawi

  Hordhac Waxa Mahad oo dhan u sugnaatay rabbiga Caalamka oo dhan u taagan maamulka dhulalka iyo Cirarka., maamulayey makhluuqa oo dhan. Soo...