Ninba wuxu arkey wilal waloolo ah saa layiri wiilashaas waligood isma qaban
Suuyeen
Xisaab baan dhexmarin eee waa horey is qaban lahaayeen 😂😂😂
Mid reer Mudag ah ayaa Asaga iyo xaaskiisa oo Xoolo La jooga Diyaarad soo Duqeysay,
Duqeyntii markay bilaabatay meel uu jan iyo cirib dhigay waala waayay, markay Duqeyntii joogsatay ayay Xaaskisi Baadi goobtay Asagoo geed ku hoos jira oo Aad u naxsan ayay u tagtay Markaasbay ku qaylisay war Doqonyahow Maxay tahay fuleynimadaan Raggi hore Geesiyaalbay ahaayeene,
Sxbkaa kulaha Naa naga tag Ma ragii horaa Cirka laga soo weerari jirey.😂😂😂😂
Sheeko qosol badan
Nin reer Burco ah ayaa is idhi Waxaad la Hadashaa Nin Reer baydhabo ah , dabadeed in badan markay isla hadalyeen ayuu aFsoomaaligiisii Fahmi waayay dabadeedna Intuu Telefoonkii dhigay ayuu yidhi Walee Kuwan ayaa Xaq u leh inay Go'aan" kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Wednesday, December 4, 2019
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Hordhaca kitaabka Ar-baciin nawawi
Hordhac Waxa Mahad oo dhan u sugnaatay rabbiga Caalamka oo dhan u taagan maamulka dhulalka iyo Cirarka., maamulayey makhluuqa oo dhan. Soo...
-
Saddex Weeye Guurku: B) Badhi badhi ku dhufo. T) Badhi dab ku dhufo. J) Dab dab ku dhufo. #Somali #Maahmaah Saddex Lama Arrag: B) Badhi C...
-
Markii ay aheyd Sanadkii 8-aad ee hijriyada Waxa islaamka u hogaansamay Qaar kamid ah Boqorada Carabta,Carar iyo Diidmo ay kala horyimaadee...
No comments:
Post a Comment