Howlka banaankiisa waxa taagan tababare nololeed oo Bajaaj saaran, wuxuuna sugayaa in lacagta bajaajta uu soo raacay laga bixiyo.
Hadde ogaw howlka waxaa kusugaaya dad badan oo raba inuu uga sheekeeyo si ay ugu dhaqmaan Ciwaan xiisa Leh oo ah "
"Sidee lacag loo kasban karaa" 🙈
Dadkaas sugaaya waxaa kamid ah kuwa iminka uu ka sugaayo iney lacagta bajaajta ka bixiyaan.
Wednesday, December 4, 2019
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Hordhaca kitaabka Ar-baciin nawawi
Hordhac Waxa Mahad oo dhan u sugnaatay rabbiga Caalamka oo dhan u taagan maamulka dhulalka iyo Cirarka., maamulayey makhluuqa oo dhan. Soo...
-
Saddex Weeye Guurku: B) Badhi badhi ku dhufo. T) Badhi dab ku dhufo. J) Dab dab ku dhufo. #Somali #Maahmaah Saddex Lama Arrag: B) Badhi C...
-
Ahmad Gurey: A Somali Muslim ruler who repelled Portuguese invasions. As part of a series, TRT World explores fascinating stories of Afri...
No comments:
Post a Comment