Gob baa la dhageestay
guriga ay ku jirtay
Waa ay ismaqlayeen gabdhana waa amaanayeen.
Geellna waa ay hadal hayeen.
Gun baa la dhageestay
guri ay ku jirtay
ismeyna maqleen wey buuqayeen.
Gabdhana waa ay caayaayeen. Cuntana waa ey hadal hayeen"
Bro Abdiladif
Wednesday, December 4, 2019
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
Hordhaca kitaabka Ar-baciin nawawi
Hordhac Waxa Mahad oo dhan u sugnaatay rabbiga Caalamka oo dhan u taagan maamulka dhulalka iyo Cirarka., maamulayey makhluuqa oo dhan. Soo...
-
Saddex Weeye Guurku: B) Badhi badhi ku dhufo. T) Badhi dab ku dhufo. J) Dab dab ku dhufo. #Somali #Maahmaah Saddex Lama Arrag: B) Badhi C...
-
Ahmad Gurey: A Somali Muslim ruler who repelled Portuguese invasions. As part of a series, TRT World explores fascinating stories of Afri...
No comments:
Post a Comment